DAAWO:- Wariye Hodan naaleye iyo ninkeeda oo noqday dadkii ku geeriyoday Weraarkii kismaayo

0

Hodon Naaleeye oo ahayd saxafiyad soo saarta filmaan dukumantari ah iyo ninkeeda ayaa kamid ahayd dadkii ku geeriyooday werarkii galabta lagu qaaday hoteelka Cas caseey ee Magaaladda kismaayo .

Hoos ka Daawo Warbixin kooban an ka diyaarinay.