DHAGEYSO:- Faahfaahin Wasiiro Puntland ka tirsan oo eedeyeey Khayre

0

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa ka hadashay socdaalkii maanta uu ra’isul wasaaraha dowladda federaalku uu ku yimid qaybta waqooyi ee magaaladda Galkacayo.

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxman Dhabancad oo shir jaraa’id ku qabtay Galkacayo ayaa ku eedeeyay Ra’isul wasaaraha inuu diiday hanaankii iyo maamuuskii ay ugu talageen.

“hanaankii iyo meeqaamkii aanu ugu talagalnay si masuuliyad darro ku jirto in Ra’isul wasaaruhu u diiday oo uu yiri annigu hanaana raaci maayo, umana socdo inaan isimo, odoyaal iyo waxgarad u diyaarsanaa inaan la kulmee ee waxaan u socdaa inaan dhalinyaro meel iigu diyaarsan inaan dhexgalo, dhalinyarada inuu dhexgalo annagaa diyaar u ahayn oo jadwalkagay ku jirtay.