DHAGEYSO:-Al-shabaab oo Isugu Yeeray Ergadii Xildhibaanadda Soo Dooratay

0

Xildhibaan Maxamed Xussen Isaaq (Afraale) oo kamid ah Xildhibaanadda Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Kulankii Baarlamaanka ka sheegay in Al-shabaab ay iskugu yeereen Ergadii soo dooratay Xildhibaanadda Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka.

Xildhibaan  Afraale ayaa Sheegey in Ergadii Soo dooratay ay Al-shabaab uga yeereen Deegaanka Iidaale Ee Gobalka Baay kuwaasi oo aan la ogeyn Xukunka ku dhicidoona.