DAAWO:- Xildhibaan Ciyaar Jecel : ” Gabadhii Gaalkacyo Ninka iska dhigtay Way Xanuunsantahy

0

Xildhibaan Ciyaar jecel oo kamid ah Mudanayaasha Barlamaanka Somalia ayaa sheegay in gabar dhawaan lagu qabtay magaaladda Gaalkacyo isla markaana isu ekaysiisay rag ay tahay mid maskaxda ka xanuunsan isla markaana qabta Cudurka dhimirka.

wuxu sheegay in gabadhaas loo bahanyahay in loo soo gacan galiyo si loo daweeyo maadama ay tahay Gabar dhimirka ka xanuunsan,

Hoos ka daawo.