DAAWO:-Soo dhawayntii iyo khudbadii Musharax Madaxweynaha jubbaland Guuleed Qaasim

0

Waxaa magaalada kismaayo lagu soo dhaweeyay Musharax Madaxweynaha jubbaland Mudane Guuleed Qaasim oo safar dalka dibadiisa uga soo laabtay xili ay soo dhawdahay doorashada maamulkaasi

Hoos ka daawo khudbada musharaxa