DAAWO:-Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay qodobo muhiim ah

0

Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa looga hadlay qodobo muhiim ah.

Af-hayeenka Madaxtooyada Mudane Jaamac Yuusuf Jama Deperani ayaa akhrinaya qodobada maanta looga hadlay shirka.