DHAGEYSO:-Imtixaanka shahaadiga ah ee dusiyada Sare ee Puntland oo la Shaaciyey

0

Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay shaacinayso natiijada imtixaanaadka Guud ee Puntland oo la qaaday bartamihii sanadkaan, Imtixaanaadkaan ayaa laga qaaday guud ahaa degmooyinka iyo Gobolada Puntland.

Wasaarada Waxbarashada sidoo kale waxay shaacin doontaa ardayda iyo iskuulada galay kaalmaha ugu sareeya.

Waxaana arday kasta taleefoonkiisa kala socon karaa Natiijada imtixaanaadka isagoo roll-Numberkiisa u diraya taleefonka Shirkada Golis ee 299.

Dhanka kale Wasarad wax-barashada Puntland ayaa ka hadashay caqabado la soo gudboonaaday intii imtixaanku socday

Dhankooda Maamulayaasha Dugsiyada Sare ayaa ka hadalay sida ay u arkaan Imtixaanka La shaaciyey