DHAGEYSO:- RW ku xigeenka dalka oo ka hadlay Ahmiyadda Waxbarashadda

0

Raiisul wasaare ku-xigeynka dalka mahdi maxamed guuleed qadar ayaan maanta magaalada muqdisho ka daah furay shirweynihii shanaad ee dib u eegista waxbarashada Soomaaliya.

Daahfurka shirweynaha waxbarashada waxaa joob joog ka ahaa wasiirka waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka caafimaadka wasiiro ku xigeeno Deeq bixiyaal caalami ah Agaasimayaal iyo marti sharafkale oo lagu casumay.