DHAGEYSO:-Gudoomiye kuxigenka G.Shacabka M.Cawad oo sheegay in gunadda laga jarayo Xildhibaanada qaar

0

Gudoomiye kuxigenka G.Shacabka M.Cawad ayaa sheegay in gunadda laga jarayo Xildhibaanada qaar ka mid ah ka dib markii uu hadal ka jeediyay kulan ay xildhibanada barlamanka soomaaliya ku lahaayeen magaalada muqdisho