DEG DEG: Kulamo ka socda Cadaado iyo Dhuusa mareeb

0

Magaalada Cadaado waxaa ka socda kulan u dhaxeeyo xildhibaanada labada ee baarlamaanka ee maanta gaaray magaalada Cadaado.

kulamada ayaa inta badan looga hadlaya sidii loogu diyaar garoobi lahaayeen qorshaha ay wado dowladda dhexe ee madaxweyne Xaaf xilka loogu qaadayo.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: