DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee kulamada ka socda Dhuusa mareeb.

0

Xalay ilaa saakay waxaa socday kulamo gaar gaar ah oo ka dhacaayay degaanka Godinlabe iyo magaalada Dhuusa mareeb ee gobolka Galgaduud.

Madaxweyne Xaaf ayaa kulamo aan loo kala kicin la yeeshay odayaasha dhaqanka degaanka Godinlabe halka Ahlu Sunna iyo wafdiga dowladuna uu u socdo wada hadal.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY EE KULAMADA: