Akhriso:-Shaakir Oo Taageeray Go’aanka Dowladda Soomaaliya

0

War ka soo baxay xafiiska madaxa Xukuumadda Galmudug  Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu taageeray go’aanka ay soo saartay dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aadan qabashada doorashada maamulkaasi.

Sheekh Shaakir ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo in la qabto doorashada afarta bisha July ee soo socota.