DHAGEYSO:- Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo ka hadlay Maamlamaha xoriyada

0

RW ku xigeenka dalka Mahdi maxamed guleed ayaa kulan la qaatay Guddiga maamulka gobalka banaadir ee maalmaha Xoriyadda.

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Eng.Cabdiraxmaan Cismaan Yirisow ayaa ka warbixiyey kulanka raysalwasaare ku xigeenku la qaatay la qaatay.