DEG DEG: Xaaf oo caawa ku hooyanaya Godinlabe iyo Xaalka Dhuusa mareeb oo weli kacsan.

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa caawa ku hooyanaya degaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud ka dib markii uu si deg deg ah ugu baxay Dhuusa mareeb.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: