DAAWO: Xaaf oo weli xaalada ku xun tahay iyo safar deg deg ah oo u amba baxayo.

0

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ( Xaaf) ayaa la sheegay inuu weli ku adkeysanayo go’aankiisa ahaa inuusan la kulmi doonin wafdiga ka socda dowladda ee ku sugan magaalada Dhuusa mareeb.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: