DAAWO WAREYSO KULUL: Wasiir sheegay iney dagaal ku qaadayaan Dhuusa mareeb iyo go’doonka la geliyay Xaaf.

0

Waxaa sii xoogeysaneysa xiisada ka taagan magaalada Dhuusa mareeb ee gobolka Galgaduud ka dibmarkii la isku fahmi waayay qodobo ay ku kala adkeysteen dhinacyada ku sugan magaalada.

Wasiirka wasaarada maaliyadda Galmudug Saciid Siyaad oo hogaaminaya ciidamada ku sugan duleedka magaalada Dhuusa mareeb ayaa sheegay iney xoog ku soo wadanayaan Xaaf oo lagu xayiray sida uu sheegay Dhuusa mareeb.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA OO XIISO BADAN IYO XOGTA GO’DOONKA XAAF: