DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee kulamada Dhuusa mareeb iyo go’aanka Xaaf.

0

Magaalada Dhuusa mareeb ee gobolka Galgaduud waxaa ka socdo kulamo kala duwan oo u dhaxeeya wafdiga ka socda dowladda, hogaanka Ahlu Sunna iyo maamulka Galmudug.

Sidoo kale waxaa magaalada ka socda kulamo u dhaxeeya siyaasiyiinta iyo xildhibaanada beesha Sacad iyo madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: