AKHRISO:- Afgembi dhicisoobay oo ka dhacay Itoobiya

0

Afgembi dhicisoobey ayaa caawa ka dhacay Degaanka Amxaarada ee dalka Itoobiya, sida uu baahiyay telefishanka dawladda Itoobiya ee ETV.

Afgembigan ayaa la doonayay in meesha lagaga tuuro xisbiga talada haya iyo dawladda deegaanka Amxaarada.

Ciidanka xoogga dalka Itoobiya qeybtooda ku sugan degaanka ayaa la sheegay in ay isku dayeen in ay maamulka Taladda ka tuuraan.

Howlgal weyn iyo Xaalad deg deg ah ayaa degaanka looga dhawaaqay.