DEG DEG: Siyaasiyiinta taageera Kenya oo la ogaaday iyo Kenya oo qorshe kale u dagtay Somalia.

0

Waxaa la ogaaday iney jiraan siyaasiyiin Soomaaliyeed oo dowladda kenya ku garab siinaya iney qaadato badda Soomaaliya oo muran badan uu ka taagan yahay.

Dowladda Kenya ayaa siyaasiyiintaas Soomaalida ah waxa ay hoy ka siisay Nairobi, sidoo kale waxa ay gacanta ka saartay lacago fara badan si ay dhabarka ugu jebiyaan dowladda Federaalka Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: