DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay kulamada caawa ka socda Dhuusa mareeb.

0

Wararka naga gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya iney Caawa halkaasi ka socdaan kulamo kala duwan oo u dhaxeeya wafdiga ka socda dowladda iyo hogaanka sare ee Ahlu Sunna.

Kulamaddaan ayaa yimid ka dib markii maamulka Ahlusunna ee ku biiray Galmudug ay ogolaadeen in doorasho Galmudug la qabto bisha soo socda.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: