AKHRISO:- TOP NEWS Galmudug oo ka mamnuucday deegaanadeeda mas’uuliyiinta Dowladda Soomaaliya

0

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu amray shirkadaha diyaaradaha inaysan keeni karin cid ka socota dowlada federalka deegaanada Galmudug.

Amarkan ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in tallaabadan loo qaaday iyadoo la fulinayo go’aan hore uu Maamulka Galmudug ugu joojiyay wadashaqeynta dowlada federalka.

Xiriirka Dowlada Federalka iyo Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sii xumaanaya iyadoo dhowaan amar ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha uu ku gacan seyrey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale