XOG CULUS: Qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe oo Nairobi ka socda.

0

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka socda qorshe ka dhan ah madaxweynaha waqtigiisa sii dhamaanayo ee Jubbaland Axmed Madoobe.

waxaa socda kulamo iyo shirar ay yeelanaya musharaxiinta isbedelka doonka ah iyo wakiilo ka socda beesha caalamka si loogu dhabeeyo rabitaanka shacabka Jubbaland.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: