DHAGEYSO:- Puntland oo shaqo abuur u samaynaysa ardayda Jaamacadaha ka baxay

0

Dowladda Puntland ayaa shaqo abuur usamaysay in kabadan 10 kun oo qof oo ubadan dhalinyarada ka soo baxday Jaamacadaha ku yaala Puntland.

Shaqaalahan ayaa ka howlgali doona wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada Puntland, si looga hortago xaalufka deegaanka iyo abaaraha soo noqnoqda iyadoo deegaanada Puntland laga hirgalinayo biyo xireeno si looga baaqsado abaaraha soo noq noqda.

Barnaamijkan ayaa ah ushaqanta qaranka..

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa shalay arintan ku soo qaatay qudbadii uu ka jeediyay kalfadhigii 44aad ee baarlamaanka Puntland.