DAAWO:- Xildhibaan Dhakool Oo Dib U Helay Xoriyadiisa

0

Maamulka Somaliland ayaa xabsiga ka sii daayay xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo  muddo ka badan bil ku xirnaa Magaalada Hargeysa.