DAAWO:-Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadley Askari Dhagax Lagu Dilay

0

Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska Somaliland ayaa lagu diley deegaanka Fiqi Ayuub ee Waqooyiga magaalada Burco xarunta gobolka Togdheer.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in sarkaalkan la diley oo lagu magacaabi jirey Keyse Maxamed Cawaale lagu dilay dhagax halka labo sskari oo kalena la dhaawacay.