DHAGEYSO:-Tirada dadkii ku dhintay qaraxiii shalay oo sii kordhay

0

Waxaa sii kordhay dadka ku dhintay qarax shalay galinkii hore ka dhacay magaalada muqdisho kaasi oo ay dhacay xili magaalada muqdisho uu ka socday ganacsiga goobaha dad weynaha

Hoos ka dhageyso codka