DHAGEYSO:- Siyaasi Xoosh Cabdi Aaden : ” Hogaamiye Axmed Madoobe wuxuu weeraray hooyga Musharax Dr. Qorax.

0

Xoosh Cabdi Aaden oo kamid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobaladda jubbooyinka haddana ku sugan dalka turkiga ayaa si kulul uga hadlay weraar lagu qaaday hoyga uu Magaaladda Kismaayo ka daganyahay Dr Qorax oo kamid ah musharrixinta u tartamaysa kursiga Madaxtimadda jubbaland.

Siyaasiga oo Waraysi gaar ah siyeey Warbaahinta Caalamiga ah ee Allgalgaduud wuxuu kaga hadlay doorashadda looga diyaar garoobayo jubbaland,iyo hogaamiye Axmed madoobe carqaladeynta uu ku waddo doorashadda,isago sheegay in uu bilabay beegsiga iyo werarada musharrixinta la tartamaya.

Xoosh ayaa sheegay in uu cambareynayo in maalin cad Maleeshiyaadka Axmed madoobe ay weerar ku qaadan Hoyga Musharrax Dr Qorax oo kamid ah musharrixinta Jubbaland,isago shegay inay taas cadeynayso in Hogaaamiye Axmed madoobe uu gabalkiisa sii dhacayo.

horey weraaro lagu qaaday musharrixin kale oo uu kamid yahay Xidig iyo Seraar ayuu ka hadlay wuxuna sheegay in doorashadda jubbaland ay dhacayso,kuna dhacayso wakhtigi logu tala galay lagana guulaysan doono Hogaamiye Axmed madoobe iyo maleeshiyaadkiisa.

Hoos ka dhegayso Waraysi Xasaasi ah oo dhamaystiran.