DEG DEG+VIDEO: War culus oo ka soo baxay beelaha dadkii lagu laayay Gaalkacyo.

0

Beesha ay ka dhasheen dadkii lagu laayay magaalada Gaalkacyo ayaa wacad ku maray iney talaabo deg deg ah qaadayaan hadii aan cadaalad la marsiin dadkii ka dambeeyay dilka dadkooda sida xaq darada ah loogu laayay Gaalkacyo.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY XIISADA CUSUB EE MAGAALADA GAALKACYO: