AKHRISO:- Jubbaland oo amartay in tallaabo laga qaado dadka wada kicinta Dadweynaha

0

War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa waxaa loogu digay dadka wada kicinta dadweynaha iyo khalqalinta amniga eek u sugan deegaanada Maamulka Jubbaland.

Waxaa War-Saxaafadeedka lagu sheegay in Xeer ilaalinta Maamulka Jubbaland ay tallaaboi ka qaadi doonto cid kasta oo ku lug yeelata kana qeyb qaadata kicinta Bulshada iyo falal lidi ku ah amniga.