DHAGEYSO:- Siyaasi Xoosh Cabdi Aden Dalal ” Fartaag ma matalo beesha reer Ugaas Sharmaarke”.

0

Siyaasi Xoosh Cabdi Aaden oo kamid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobaladda Jubbooyinka ayaa si kulul uga hadlay shirar ka dhacay Muqdisho oo loga soo horjeeday Dowladda Federaalka Somaaliya.

Shirka Muqdisho ka dhacay waxa soo qaban qaabiyeey Madaxweynihi ku xigeenkii hore ee Jubbaland Cabdulaahi sheekh ismaaciil Fartaag haddana kamid ah Xubanaha Aqalka sare ,isago dhaliilauy dowladda dhexe.

Siyaasi Xoosh ayaa sheegay in uu ka xunyahay in Xildhibaan Fartaag uu oloole ka bilaabo Muqdisho lagu tageerayo Hogaamiye Axmed madoobe taas oo uu ku sheegay nasiib darro weyn.