DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Buurhakaba.

0

Qarax xoogan ayaa lala eegtay Bar-kontorool oo ciidamada ammaanka ay lacagta Canshuurta uga qaadaan Gaadiidka ka baxa iyo kuwa gala Magaalada Buurhakaba ee Gobolka Baay.

Qaraxan oo ka dhashay Miinada dhulka lagu aaso ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray ciidanka la bartilmaameedsaday.

HOOS KA DAAWO WARARKA QARAXA: