DHAGEYSO:- Wasiir ka hadlay khasaaraha ka dhashay Robabkii Puntland ka da’ay

0

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdiraxmaan Dhabancad oo waraysi gaar ah siiyeey Radio Daljir ayaa ka warramay xaaladihii ugu danbeeyey ee khasaaraha ka dhashay robaabka ka da’aya Puntland.

Wasiirka ayaa sheegay inay saameyn xooggan u geeysteen robaabkii dhawaan ka da’ay Puntland dadka reer miyiga ah, wuxuuna sheegay in dadkaas la gaarsiiyey gurmad.Wasiirka Aimaha Gudaha.