DAAWO:- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo gaaray Af-urur

0

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan oo safar shaqo u tegey deegaanka Af-urur.