DHAGEYSO:- Siyaasi Dacwad ka dhan ah Madaxweynaha Somaliland gudbiyeey

0

Guddoomiyaha Ururka Maakhir ee gobalka Sanaag Cawad Cabdiraxmaan oo Allgalgaduud waraysi gaar ah siyeey ayaa sheegay inu ka gudbiyeey Madaxweynaha somaliland dacwad xasuuq uu geeystay xili muuse bixi uu ku wajahanyahay dalka Sweden.

Hoos ka dhegayso waraysiga.