DAAWO: Damaca Norway ee Khayraadka Soomaaliya Xili Shidaal baaris ay ka sameysay bada lagu muransanyahay

0

Wasiirka arrimaha dibadda Norway, Ine Eriksen Soreide, ayaa 10-kii bishan June booqasho ku tagtay magaalada Muqdisho, ayadoo halkaas wadahadallo kula yeelatay madaxda Soomaaliya.

Hada muxuu yahay damaca dowlada Narway ka leedahay Soomaaliya warkaasi iyo warar kale ka daawo muqaalka hoose