DHAGEYSO:-Ciidamada Puntland Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Af-Urur

0

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Af-urur ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay dib ula wareegeen Ciidamada maamulka Puntland.

Deegaanka Af-urur ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa gacanta ku haayay dagaalamayaasha Al-shabaab,kuwaasi oo dhawaan halkaasi la wareegay,iyadoo wax dagaal ah uusan ka dhicin,kadib markii ay isaga baxeen Ciidamadii Puntland ee ku sugnaa.