DAAWO: Xog ku saabsan shirka Nairobi iyo ujeedka madaxda maamul goboleedyada.

0

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmi doono shir ay isugu imaanaya qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka.

madaxweyneyaasha maamulada Jubbaland, Hirshabeelle, Galmudug iyo Puntland ayaa shir ka qeyb galaya waxaana ka maqan oo aanshirka qeyb ka ahayn madaxweynaha maamulka Koofur galbeed Soomaaliya C/casiis Lafta gareen.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY SHIRKA NAIROBI: