DHAGEYSO:- Midowga yurub oo tageeraya Beeralayda Puntland

0

Beeralayda Puntland ayaa sheegtay in mashruuca horumarinta timirta Puntland uu meel wanaag san marayo iyadoo lagu tar tan siinayo dhawaan Hay,adaha mashruucan loo xilsaaray sida ay wasaaradu sheegtay.

mashruucan ayaa Midowga Yurub waxa uu ku maal galinayaa 1malyan oo doolar.
Beeralayda ayaa wasaarada ka cosdsatay danka kale in ay samayso biyo xireeno si looga faa,iidaysto biyaha roobka ree ku qul qulaya badda.