DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo halyeey Qaran ku noqday talaabooyinkii ay qaaday Kenya.

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa halyeey qaran ku noqday talaabooyinkii ay qaaday dowladda Kenya.

Guud ahaan warbaahinta dalka Kenya ayaa aad u hadal heysa fal celinta wanaagsan iyo go’aanada degan ee ka soo baxaya xafiisyada dowladda Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA HALYEEY QARAN MADAXWEYNE FARMAAJO: