TOP NEWS: Qorshe ka dhan damaca Axmed Madoobe oo laga soo abaabulayo Nairobi.

0

Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka soconayo qorshe ka dhan damaca doorashada madaxweynaha mudo xileedkiisu sii dhamaanayo ee maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.

HOOS KA DAAWOMUUQAALKA WARKA: