DAAWO: Qodobada Itoobiya ku kalifay raali gelin deg deg ah iyo xogta Khariirada.

0

Dowladda Itoobiya ayaa soo saartay raali gelino badan oo isdaba joog ah ka dib markii shacabka Soomaaliyeed iyo madaxda dowladda ay ka dhiidhiyeen talaabooyinkii la xiriiray Khariirada.

Hadaba akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa qodobada Itoobiya ku kalifay raali gelinta iyo xaqiiqda dhabta ah ee ka dambeysa Khariirada.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: