DAAWO: DF oo Warqad canaan ah u dirtay Itoobiya iyo Kenya oo go’aan kale soo saartay.

0

Wasiirka wasaarada arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in warqad ay u qoren dowladda Itoobiya.

Waxa uu sidoo kale sheegay in arrimaha khariirada ay u wajaheen qaab diblomaasiyadaeed, lana xaliyay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKA: