DEG DEG: Sanbaloolshe oo Hargeysa tagay iyo CC Warsame oo ku wajahan.

0

Warbaahinta Somaliland ayaa aad u qoreyso xiriirka qarsoodiga ah ee ka dhaxeeya madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Sanbaloolshe iyo Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Sanbaloolshe ayaa la sheegay inuu Hargeyso tagay, garoonkana ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan Somaliland iyo Xisbiga Kulmiye.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA: