DEG DEG: Dil iyo Kufsi ka dhacay Kismaayo iyo Axmed Madoobe oo diiday in la baahiyo

0

Magaalada Kismaayo waxaaka dhacday arrin xanuun badan ka dib markii gabar yar kufsi iyo dil la isugu daray.

Meydka gabadhaan yar ayaa waxaa la soodhigay xeebta Magaalada Kismaayo, wariye ayaa isku dayay inuu arrintaan bulshada usoo bandhigay ka dib waxaa jirdilay oo xabsiga dhigay ciidamada Jubbaland.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA IYO WARARKII UGU DAMBEEYAY EE SOOMAALIYA: