DEG DEG: Somaliland oo ceeb kala kulantay Kenya iyo Galmudug oo sir soo bandhigtay.

0

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa maalmihii dambe ku sugnaa wafdi ka socday maamulka Somaliland.

Wafdiga ayaa waxa ay la kulmeen wakiilada maamulka Somaliland ka taageera arrimaha doorashada, amniga, dimuqraadiyadda iyo nabadda.

Sidoo kale waxa ay la kulmeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Kenya iyo siyaasiga fashilan ee C/raxmaan C/shakuur.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA: