DHAGEYSO:- Siyaasi Cali Daacun oo sheegay in Kenya God madaxa la galayso.

0

Siyaasi Cali Axmed Cali Daacuun oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaliyeed ee ku nool dalka Imaaradka Carabta ayaa isagoo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Allgalgaduud Media, waxa uu si kulul uga hadlay muranka Soomaaliya ee dhinaca badda iyo Ka go’itaanka NFD ee Kenya.

Cali daacun ayaa sheegay in xiligan Kenya u muuqato mid Madaxa la galaysa burbur kadib hadii ay Soomaalida gobalka NFD isku tashaadaan oo ay ka Go’aan Kenya.

Siyaasigan ayaa sadaaliyeey in ay xoroobi doonto NFD isagoona ka hadlay in Kenya Maalaayinta dollar ku bixinayso dacwada badda ee kala dhaxaysa Soomaaliya.

HOOS KA DHAGEYSO