DEG DEG: Puntland oo jawaab an la filayn siisay Wasiirka waxbarashada DFS

0

Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland Cabdulaahi Maxamed Xasan oo Waraysi Gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ayaa Sheegay in aaney waxba ka jirin Waraka uu sheegay wasiirka waxbarashadda DFS Goodax Barre ee ahaa in uu fashilmay imtaaxanadka Puntland.

Hoos kadaawo.