DHAGEYSO:-Xildhibaano soo jeediyay in Ciidanka Kenya dalka laga saaro

0

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay in ay soo jeediyeen in Ciidanka dowladda Kenya dalka si deg deg ah looga saaro , Maadaama dhibaatooyin Culus ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan goobaha ay ku sugan yihiin.

Hoos ka dhageyso codka