DHAGEYSO:- Robabkii Gu’gu oo khasaare u geeystay beeralayda gobalka Garadfuu

0

Gudoomiyaha Degmada is Kushuban Maxamuud Farax Muuse oo daljir la hadlay ayaa ka hadlay robaab ka da’ay degmadda isla markaana khasaare geeystay.

Guddoomiyaha ayaa shegay in daad xoogan uu la tagay dhamaan beerihi degmadda kuyaalay isla markaana uu jiro khasare kale oo dhinaca ganacsiga ah.