SAWIRO:- War-saxaafadeedka Shirka Khamiislaha ah ee Golaha Xukumadda Dowladda Puntland.

0

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uuna goob joog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay, Amniga dalka, Imtixaanaadka Shahaadiga ah, Arrimaha Xajka iyo Warbixino Kale.